Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo xilka looga qaaday sabab yaab leh

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa xilkii ka qaaday, Agaasimihii Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashadaas Cabdillaahi Yaasiin Diiriye. Talaabadan ayaa timid kadib markii qaar ka mid ah dugsiyada Somaliland ardayda loogu dhigay, casharro ka baxsan Manhajka Somaliland, kuwaasoo ku saabsan diinta Kiristaanka. Agaasimaha Waaxda Manaahijta ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa lagu eedeeyey manhajka … Continue reading Masuul ka tirsan Maamulka Somaliland oo xilka looga qaaday sabab yaab leh